Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay Soomaali badan lagu xirxirey dalka Zambia. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibbada Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay socdaan baaritaano la xariira sababaha keenay in dadkaasi si guud loo xirxiro xilli ay muddo dheer ku noolayeen dalkaas, islamarkaana arintaasi ay salka ku heyso isir naceyd. Read more […]

Read more of this post